UPDATE: UEFA Oo Shaacisay 29 Kooxood Oo U Soo Baxay Champions League

UEFA ayaa xaqiijisay in 29 kooxood oo ilaa hadda u soo baxay UEFA Champions League ee xilli ciyaareedka soo socda.

Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ayaa arrintan ku shaaciyay qoraal ay soo dhigeen shabakadooda.

Tani waxay timid ka dib markii la soo gabagabeeyay kulamadii isbuuca sida Premier League iyo Serie A.

Kooxda. Com ayaa xusaysa in ay 36 kooxood ka qayb gali doonaan tartanka Champions League xilli ciyaareedka dambe.

Tani waxay la macno tahay in hadda ay harsan yihiin todoba kooxood oo u soo bixi kara Champions League.

England: Liverpool, Arsenal, Tottenham, Manchester City, Chelsea and Newcastle United.

Spain: Barcelona, Real Madrid, Atletico Madrid, Athletic Club and Villarreal

Germany: Bayern Munich, Borussia

Dortmund, Bayer Leverkusen and Frankfurt

Italy: Napoli, Inter Milan, Atalanta and Juventus

France: PSG, Marseille and Monaco

Portugal: Sporting CP

Netherlands: Ajax, PSV

Belgium: Union Saint-Gilloise

Czech Republic: Slavia Praha

Turkey: Galatasaray

Greece: Olympiacos

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga