Update: Qaybta Kale Ee Tartamayaasha Abaalmarinta Ballon D’or-ka 2025 Oo La Shaaciyay.

Waxa saacado ka dhimantahay xaflada Ballon D’or-ka 2025 oo lagu qaban doono dalka France.

Majalada France Football ayaa bilowday shaacinta Liiska 30-ka xiddig ee u tartamaya abaalmarinta.

Hada waxa la shaaciyay Xiddigo dhawr ah Iyo waliba boosaska ay ka galeen tartanka abaalmarinta.

Xiddigaha Vinicius Jr, Robert Lewandowski iyo Viktor Gyökeres ayaa ka mid ah xiddigaha ka soo muuqday Liiska qaybta dhexe ee tartamayaasha abaalmarinta.

19-Joao Neves (PSG)
18-Scott McTominay (Napoli)
17-Robert Lewandowski (Barcelona)
16-Vinicius Jr (Real Madrid)
15-Viktor Gyökeres (Arsenal)
14-Désiré Doué (PSG)
13-Harry Kane (Bayern Munich
12-Khvicha Kvaratskhelia (PSG)
11-Pedri (Barcelona)

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga