RASMI: Ukriane Vs England Belguim Vs Italy & Isku aadk Wareega 8 Dhamaadka Euro 2020 Oo La Shaaciyay.

Waxa xalay la soo afjaray wareega 16-ka euro 2020 itada oo ay 8 xul isugu soo hadheen tartanka si ay ugu dagalamaan tartanka Euro 2020 sanadkan.

Isku aadka waxa ka soo baxay kulamo adag inkasta oo ay xulal badan si lama filaan ah kaga hadheen tartanka Euro 2020 wareegii 16-ka.

Xullak Netherlands, France, Germany iyo Portugal oo ah 3-dii xul ee sida weyn loogu saadaalinyaay tartanka ayaa laga reebay tartanka intii uu socday wareega 16-ka.

Waxa isku soo hadhay haatan 4 xul kuwaas oo haatan u dagaalami doons Sem-final-ka tartanka Euro 2020 xilli ay isha ku hayaan kulamada soo socda.

Xulka England ayaa la ciyaari doona xulka Ukraine waana kulan aad u fudud halka Czech Rebuplic la ciyaari doono xulka Denmark, xulka Spain ayaa dhankiisa la ciyaari doona Switzerlands.

Ugu dambayn kulanka ugu adag ee wareegan ayaa ah midka ay wada ciyaari doonaan xulalka Belguim iyo Italy kaas oo ah mid si gaar ah isha loogu hayn doono.

Euro 2020 bracket: Quarterfinals, semifinals matchups, times - Sports Illustrated

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*