UEFA Oo Soo Saartay Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Champions League

UEFA ayaa soo saartay shaxda ugu fiican todobaadka champions League kadib markii la ciyaaray kulamada salaasada iyo Arbacada.

Kooxaha Man City, Chelsea, Barcelona iyo Real Madrid ayaa dhamaantood guuldarooyin la kulmay kulamadii champions League todobaadkan la ciyaaray.

Dhanka kale kooxaha Liverpool, PSG iyo kooxo kale ayaa guulo gaadhay kulamadii champions League todobaadkan iyaga oo sii wata guulaha tartanka.

Kadib markii la ciyaaray kulamo xiiso leh UEFA ayaa soo saartay shaxda ugu fiican todobaadka champions League iyaga oo soo xulatay 11-kii xiddig ee ugu fiicnaa todobaadkan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*