Tottenham Vs Chelsea : Blues Waa Bilaa Guul-darro Kulamadii Ugu Dambeeyay Ee Spurs

Tanguy Ndombele s ayaa la filayaa ain uu diyaar u ahaado kooxdiisa Tottenham ka dib markii uu dhaawac uga baxay kulankii hore ee  Brighton .

Sergio Reguilon, Giovani Lo Celso, Dele Alli iyo Harry Kane  ayaa seegaya kulankaas  waxaana la filayaa in markii ugu horeeysay xiddiga Carlos Vinicius ku soo biloowdo kulankiisii ugu horeeyay ee horyaalka xilli ciyaareedkaan,.

Chelsea Ziyech waa diyaar kulankaan ka dib markii la nasiyay kulankii Biurnley , Zuma iyo HJacertz waxa ay qabaan shaki dhaawac waana la qiimeynayaa xaaladooda .

Xogta Kulanka

Chelsea waa bilaa guul darro afartii kulan ee hore ee horyaalka ee ay la ciyaareen Tottenham , sedex ka mid ah shabaqaooda waa ilaasadeen halka sedex jeer ay badiyeen xilli midna ay galeen bar bar dhac

  • Tottenham ayaa laga yaabaa inay lumiso seddex kulan oo isku xigta oo horyaalka ah markii ugu horeysay tan iyo bishii November 2012
  • Tottenham waa kooxda kaliya ee aan weli laga adkaan kulamada London derby ee xilli ciyaareedkan Premier League, in kasta oo ay barbaro galeen afar ka mid ah shan kulan oo noocaas ah.
  • Chelsea ayaa bartilmaameysanwysa in guushii labaad xariir ah oo horyaalka ah gaaraan markii labaad xilli ciyaareedkaan.
  • Chelsea waa ay guul dareysteen 4 kulan oo qeyb ah shantii kulan ee hore ee ee horayalka ee ay banaanka garoonkooda ku soo ciyaareen.
  • * Macalinka cusub Chelsea waxa uu noqon karaa tababarihii ugu horeeyay oo sedexdiisa kulan ugu horeysay ee ka maamulka ahaan Chelsea ilaalsada shabaqiisa tan iyo Jose Mourinho sanadkii 2004-tii

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*