
Wargayska The Guardian ayaa soo saaray Liiska 100-ka xiddig ee ugu fiican sanadka 2020 kaas oo haatan ku sii dhawaanaya dhamaad.
Sanadka 2020 ayaa ahaa sanad aad u adag marka laga eego dhanka ciyaaraha kubada cagta iyada oo ay ciyaaruhu wajeheen xaalad adag oo uu xanuunka Korona sabab u yahay.
Hadana waxa jira xiddigo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah waliba kooxohooda ku hogaamiyay guulo waaweyn iyo waliba koobab.
Xiddiga kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa loo doortay xiddiga ugu fiican sanadka ee wargayska iyada oo ay ku xigaan xiddigaha Lionel Messi yo Cristiano Ronaldo.
Xiddigaha De Bruyne iyo Mane ayaa ku jira kaalmaha 4-aad iyo 5-aad halka xiddiga Haaland ku jiro kaalinta 6-aad kana horeeyo xiddigaha Mbappe, Salah iyo Neymar.
- Robert Lewandowski
- Lionel Messi
- Cristiano Ronaldo
- Kevin De Bruyne
- Sadio Mané
- Erling Braut Haaland
- Kylian Mbappé
- Mohamed Salah
- Neymar
- Virgil van Dijk
- Joshua Kimmich
- Karim Benzema
- Sergio Ramos
- Thomas Müller
- Manuel Neuer
- Serge Gnabry
- Thiago Alcântara
- Trent Alexander-Arnold
- Romelu Lukaku
- Harry Kane
- Bruno Fernandes
- Son Heung-min
- Alphonso Davies
- Ciro Immobile
- Zlatan Ibrahimovic
- Alisson
- Raheem Sterling
- Jan Oblak
- Jadon Sancho
- Timo Werner
- David Alaba
- Alejandro “Papu” Gómez
- Jordan Henderson
- Andrew Robertson
- Jamie Vardy
- Pierre-Emerick Aubameyang
- João Félix
- Ángel Di María
- Paulo Dybala
- Leon Goretzka
- Marcus Rashford
- Toni Kroos
- Roberto Firmino
- Lautaro Martínez
- Ansu Fati
- Thibaut Courtois
- Kingsley Coman
- Marc-André ter Stegen
- Marquinhos
- Kai Havertz
- Fabinho
- Dayot Upamecano
- Lucas Ocampos
- Thiago Silva
- N’Golo Kanté
- Casemiro
- Duván Zapata
- Luis Suárez
- Jack Grealish
- Hakim Ziyech
- Josip Ilicic
- Kalidou Koulibaly
- Diogo Jota
- Memphis Depay
- Sergio Agüero
- Federico Valverde
- Keylor Navas
- Marcel Sabitzer
- Matthijs de Ligt
- Bernardo Silva
- Luka Modric
- Houssem Aouar
- Georginio Wijnaldum
- Martin Ødegaard
- Leroy Sané
- Achraf Hakimi
- Riyad Mahrez
- Raúl Jiménez
- Frenkie de Jong
- Dominic Calvert-Lewin
- Philippe Coutinho
- Richarlison
- Eden Hazard
- Dries Mertens
- Thomas Partey
- Jesús Navas
- Eduardo Camavinga
- Marcos Llorente
- Ederson
- Antoine Griezmann
- Robin Gosens
- Nicolò Barella
- Éver Banega
- Ferran Torres
- Álvaro Morata
- Dominik Szoboszlai
- Jérôme Boateng
- Luis Alberto
- Presnel Kimpembe
- Wissam Ben Yedder
Warbaxintaan wax in ay ka qaldan tahay ayaan umaleynaa mxaa yelay sidee looga waaye Paul pogba #100 laacib
Qalpda ku taagane kaas midh mahayo