Thiago Silva Oo Isku Qoray Taariikhda Premier League

Thiago Silva ayaa isku qoray taariikhda premier League kadib goolkii uu ka dhaliyay kooxda Tottenham kulan ka tirsanaa horyaalka premier League kana dhacay garoona Tottenham Staduim.

Xiddiga reer Brazil ayaa dhaliyay goolka 1-aad ee ciyaarta isaga oo gool madax ah u dhaliyay goolka hogaankana u dhiibay kooxdiisa.

Kadib goolka Thiago Silva ayaa isku qoray taariikhda premier League kadib goolkii uu ka dhaliyay Tottenham ee horyaalka premier League.

Thiago Silva Ayaa noqday xiddigii 2-aad ee ugu da’da weynaa ee chelsea u dhaliya gool isaga oo jira 36 sano 362 maalin isaga oo ka dambeeya xiddiga Didier Drogba oo jira 37 sano iyo 49 maalin bishii April 2015.

Sii Akhriso: Ma Kugu Dhacday In Gabadha Aad Jeceshahay Telefoonka Kaa Qaban Wayo Kadib Kugu Soo Celin Waydo, Ma Dhacday In Ay Ka Jawaabi Waydo Fariimahaaga, Arimahan Ayaa Sabab U Ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*