Tartanka Koobka Africa Oo Meel Xiiso Leh Maraya.

Kabtanka Algeria, Riyad Mahrez, ayaa haatan ah gooldhaliyaha ugu sarreeya (wadajir) isaga iyo labada ciyaaryahan ee Morocco, Brahim Diaz iyo Ayoub El Kaabi, tartanka Koobka Qaramada Afrika 2025 (AFCON) oo ka socda Morocco.

Mahrez, Diaz iyo El Kaabi mid kasta wuxuu ilaa hadda leeyahay saddex gool tartanka.

Waxay ka sarreeyaan ciyaartoy ay ka mid yihiin weeraryahanka Senegal Nicolas Jackson, xiddiga Tunisia Elias Achouri, iyo ciyaaryahanka Nigeria Ademola Lookman, iyo kuwo kale, dhanka tirinta goolasha.

Arrintan waxay imaanaysaa ka hor wareegga 16-ka (Round of 16) ee AFCON, kaas oo dhici doona dhammaadka toddobaadkan.

Gooldhaliyeyaasha AFCON ka hor wareegga 16-ka (Sabti ilaa Talaado):

Saddex gool:

Riyad Mahrez

Brahim Diaz

Ayoub El Kaabi

Laba gool:

Nicolas Jackson

Raphael Onyedika

Elias Achouri

Ademola Lookman

Amad Diallo

Lyle Foster

Mohamed Salah

Lassine Sinayoko

Hal gool:

Semi Ajayi

Marvin Anieboh

Wilfred Ndidi

Paul Onuachu

Victor Osimhen

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga