Tartanka Gooldhalinta Koobka Africa Oo Meel Xiiso Leh Maraya.

Tartanka koobka Africa ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo la ciyaarayo wareega 16-ka ee tartanka.

Xulalka waaweyn ee qaarada Africa ayaa qaar ka mid ah laga reebay tartanka ilaa haatan.

Waxa jira xiddigo wacdaro dhigaya xilli ciyaareedkan kuna jira qaab ciyaareed cajiib ah.

Xiddiga xulka Equatorial Guinea ee Emilio Nsue ayaa hogaaminaya gool dhalinta tartanka koobka Africa ilaa haatan.

Waxa ku xiga xiddiga xulka qaranka Angola ee Gelson Dala kaas oo la goolal ah xiddiga xulka Masar ee Mostafa Mohamed.

Halkan kaga bogo xiddigaha ugu goolasha badan koobka Africa ilaa hataan:

Emilio Nsue (Equatorial Guineu) 5

Gelson Dala (Angola) 4

Mostafa Mohamed (Egypt) 4

Baghdad Bounejah (Algeria) 3

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga