Tartanka Gool Dhalinta Premier League Oo Sii Xoogaysanaya

Gool dhalinta horyaalka premeir Leageu xilli ciyaareedkan ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo ay xiddigo badan ku tartamayaan ku guulaysiga Abaalmarinta gool dhalinta xilli ciyaareedkan.

Xiddiga Mohamed Salah ayaa dabka ku sii shida tartanka kadib markii uu dhaliyay gool todobaadkan isaga oo haatan la goolal ah xiddiga Harry Kane kuwaas oo wada leh min 19 gool.

Xiddiga Kooxda Man United ee Bruno Fernandes ayaa ku jira kaalinta 3-aad isaga oo leh 16 gool isaga oo aan wax goolal ah dhalin kulamadii ugu dambeeyay ee premir League.

Hadaba halkan Hoose Kaa Bogo xiddigaha ugu goolasha badan premier League xilli ciyaareedkan.

#PlayerTeamAgeNationalityGoals
1.Harry KaneTottenham27England19
2.Mohamed SalahLiverpool28Egypt19
3.Bruno FernandesManchester United26Portugal16
4.Dominic Calvert-LewinEverton24England14
5.Patrick BamfordLeeds27England14
6.Son Heung-MinTottenham28South Korea14
7.Alexandre LacazetteArsenal29France13
8.Ilkay GündoganManchester City30Germany12
9.Jamie VardyLeicester34England12
10.Ollie WatkinsAston Villa25England12
11.Callum WilsonNewcastle29England10
12,Marcus RashfordManchester United23England10

Sii Akhriso: Ma Doonaysaan In Aad Xoojisaan Jacaylkiina, Waliba Aad Isku Dhawaataan Inta Lagu Jiro Bisha Ramadaan, 3-dan Arin Ayaa Idinka Xigta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*