Tartanka Gool Dhalinta Premier League Oo Meel Xiiso Leh Maraysa, Ayaa Hogaaminaya?

Waxa la soo afjaray todobaadkii 7-aad ee horyaalka premier League xilli ciyaareedkan waxana la ciyaaray kulamo xiiso leh iyada oo haatan la gali doono fasax xulalka.

Xiddigaha Jamie Vardy iyo Mohamed Salah ayaa isugu jawaabay goolal todobaadkan iyaga oo dheeraystay gool dhalinta horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Xiddiga koooxda Leicester City ee Jamir Vardy ayaa gool ka dhaliyay kooxda Crystal Palace isaa oo dhaliyay goolkiisii 6-aad ee horyaalka premier League.

Waxa u jawaabay xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah kaas oo dhaliyay goolkiisii 6-aad ee horyaalka premier League isaga oo la goolal noqday xiddiga Vardy.

Waxa ku xiga xiddiga kooxda West Ham ee Michail Antonio Kaas oo leh 5 gool halka ay min 4 gool leeyihiin xiddigo badan oo ay ka mid yihiin Bruno Fernandes,Sadio Mane, Ismaila Sarr iyo Neal Maupay.

Sii Akhriso: Ragga Mise Dumarka? Keebaa Kalgacal badan Marka Uu Jacaylka Ku Dhoco?

Halkan Hoose Kaga Bogo Gool dhalinta Premier League:

#PlayerTeamAgeNationalityGoals
1.Jamie VardyLeicester34England6
2.Mohamed SalahLiverpool29Egypt6
3.Michail AntonioWest Ham31England5
4.Bruno FernandesManchester United27Portugal4
5.Ismaila SarrWatford23Senegal4
6Neal MaupayBrighton25France4
7.Sadio ManéLiverpool29Senegal4
8.Andros TownsendEverton30England3
9.Cristiano RonaldoManchester United36Portugal3
10.Demarai GrayEverton25England3
11.Diogo JotaLiverpool24Portugal3
12.Dominic Calvert-LewinEverton24England3
13.Hwang Hee-chanWolverhampton25South Korea3
14.Mason GreenwoodManchester United20England3
15.RaphinhaLeeds24Brazil3
16.Romelu LukakuChelsea28Belgium3
17.Saïd BenrahmaWest Ham26Algeria3
18.Son Heung-MinTottenham29South Korea3

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*