Tartanka Gool Dhalinta Premier League Oo Meel Xiiso Leh Maraya & Salah Oo Hogaaminaya.

Tartanka Gool dhalinta horyaalka premeir League ayaa meel xiso leh maraya ka hor kulamada todobaadka 15-aad ee horyaalka premeir League.

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa hogaaminaya gool dhalinta isaga oo ilaa haatan dhaliyay 13 gool xilli ciyaareedkan.

Waxa ku xiga xiddigaha Dominic Calvert-Lewin, Jamie Vardy Iyo Son Heung-Min kuwaas oo dhamaantood isku goolal ah.

Waxa ku Xiga  Xiddigaha Bruno Fernandes, Harry Kane, & Patrick Bamford kuwaas oo dhamaantood wada leh 9 gool.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Gool dhalinta Premier League:

No.XiddigaKooxdaXulka Goolasha
1.Mohamed SalahLiverpoolEgypt13
2.Dominic Calvert-LewinEvertonEngland11
3.Jamie VardyLeicesterEngland11
4.Son Heung-MinTottenhamSouth Korea11
5.Bruno FernandesManchester UnitedPortugal9
6.Harry KaneTottenhamEngland9
7.Patrick BamfordLeedsEngland9
8.Callum WilsonNewcastleEngland8
9.Wilfried ZahaCrystal PalaceEngland7
10.Danny IngsSouthamptonEngland6
11.Ollie WatkinsAston VillaEngland6
12.Diogo JotaLiverpoolPortugal5
13.Jack GrealishAston VillaEngland5
14.Marcus RashfordManchester UnitedEngland5
15.Roberto FirminoLiverpoolBrazil5
16.Sadio ManéLiverpoolSenegal5
17.Tammy AbrahamChelseaEngland5
18.Che AdamsSouthamptonEngland4
19.David McGoldrickSheffield UnitedEngland4
20.James Ward-ProwseSouthamptonEngland4
21.Jarrod BowenWest HamEngland4
22.Pedro NetoWolverhamptonPortugal4
23.Raheem SterlingManchester CityEngland4
24.Riyad MahrezManchester CityAlgeria4
25.Timo WernerChelseaGermany4

Sii Akhriso: U Gaar Ah Lamaanaha: 4 Cunto Oo Disha Kulanka Sariirta, Iska Ilaaliya, Waa Waajib Idin Saaran Gudashada Kulanka Sariirta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*