Tartanka Gool Dhalinta La Liga Oo Meel Xiiso Leh Maraya & Saaxiibadii Hore Oo Isku Goolal Ah.

Tartanka Gool dhalinta horyaalka La Liga ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo ay xiddigo badan isku baacsanayaan gool dhalinta ilaa haatan.

Ugu yaraan 4 xiddig ayaa isku goolal ah xill ayna kuwo badan oo kale wax badan ka horayn gool dhalinta horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedkan.

Xiddigaha Gerard Moreno, Iago Aspas, Lionel Messi Iyo Luis Suarez ayaa isku goolal ah iyaga oo ilaa haatan dhaliyay 9 gool horyaalka La Liga.

Xiddigaha Karim Benzema Iyo Mikel Oyarzabal ayaan wax badan ka dambayn iyaga oo kala leh 8 iyo 7 gool ilaa haatan horyaalka La Liga.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Gool dhalinta horyaalka La Liga:

  1. Gerard Moreno (Villarreal) 9
  2. Iago Aspas (Celta Vigo) 9
  3. Lionel Messi (Barcelona) 9
  4. Luis Suarez (Atletico Madrid) 9
  5. Karim Benzema (Real Madrid) 8
  6. Mikel Oyarzabal (Real Sociedad) 7
  7. José Luis Morales (Levante) 6
  8. Marcos Llorente (Atletico Madrid) 6
  9. Carlos Soler (Valencia) 6
  10. Joao Felix (Atletico Madrid) 5

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*