Tartaka Kabta Dahabka Ah Ee Gool Dhalinta Yurub Oo Meel Xiiso Leh Maraysa & Benzema Oo La Qaban Laayahay.

Tartanka gool dhalinta kabta dahabka ah ee yurub ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo xiddigaha ugu fiican haatanba ku tartamayaan abaalmarinta.

Inkasta oo aan la ciyaarin kulamo badan xilli ciyaareedkan horyaalada yugu waaweyn qaarada yurub hadana tartanka kabta dahabka ah ee yurub ayaa meel xiiso leh maraya.

Xiddiga Robert Lewandowski ayaa abaalmarinta ku garaacay Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo xilli ciyaareedkii hore isaga oo dhaliyay 41 gool horyaalka Bundesliga.

Xiddiga kooda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa isagu haatan hogaaminaya tartanka isaga oo ilaa haatan kooxdiisa u dhaliyay 9 gool horyaalka La Liga waxana ku xiga xiddiga kooxda Bayern munich ee Robert Lewandowski.

Xiddiga Kooxda Borussia Dortmund ee Erling Haaland ayaa la goolal ah Robert Lewandowski iyaga oo wada dhaliyay 7 gool halka xiddigaha Ciro Immobile, Edin Dzeko, Mohamed Salah, Jamie Vardy iyo xiddigo kale leeyihiin min 6 gool.

Sii Akhriso: Ragga Mise Dumarka? Keebaa Kalgacal badan Marka Uu Jacaylka Ku Dhoco?

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Tartanka Kabta dahabka ah ee gool dhalinta yurub.

PLAYERTEAMGOALSPOINTS
Karim BenzemaReal Madrid918
Robert LewandowskiBayern714
Erling HaalandDortmund714
Ciro ImmobileLazio612
Edin DzekoInter612
Mohamed SalahLiverpool612
Jamie VardyLeicester612
Mikel OyarzabalReal Sociedad612
Patrik SchickBayer Leverkusen612
Gaetan LabordeRennes612
Jonathan DavidLille612
Vinicius JrReal Madrid510
Wissam Ben YedderMonaco510
Michail AntonioWest Ham510
Amine GouiriNice510
Taiwo AwoniyiUnion Berlin510
Mohamed BayoClermont Foot510
Dimitri PayetMarseille510
Lautaro MartinezInter510
Joao PedroCagliari48
Willian JoseBetis48
Arnaut DanjumaVillarreal48
Anthony ModesteCologne48
Florian WirtzBayer Leverkusen48
Moussa DiabyBayer Leverkusen48
Florian WirtzBayer Leverkusen48
Christopher NkunkuRB Leipzig48
Kylian MbappePSG48
Kasper DolbergNice48
Moussa DembeleLyon48
Elbasan RashaniClermont Foot48
Bruno FernandesMan Utd48
Sadio ManeLiverpool48
Neal MaupayBrighton48
Ismaila SarrWatford48
Luis SuarezAtletico Madrid48
Jordan VeretoutRoma48
Mattia DestroGenoa48
Lorenzo PellegriniRoma48
Victor OsimhenNapoli48
Dusan VlahovicFiorentina48
Cristiano RonaldoMan Utd36
Romelu LukakuChelsea36

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*