Tabababarayaasha Ugu Mushaharka Badan Koobka Adduunka Oo La Soo Saaray.

Iyadoo Koobka Adduunka ee FIFA 2022 uu si habsami leh u socdo, waxaa la shaaciyay mushaarka dhammaan 32-ka tababare ee ka qeyb galaya tartanka.

Tabababraha xulka Germany ee Hans-Dieter Flick Ayaa ah tababaraha ugu mushaharka badan tababarayaasha ka qayb galaya koobka adduunka.

Hans-Dieter Flick Ayaa qaata lacag dhan €6,500,000 waxa ku xiga tababaraha xulka Qaranka England ee Gareth Southgate kaas oo qaata lacag dhan €5,800,000.

Waxa ku xiga tababaraha xulka qaranka France ee Didier Deschamps kaas oo qaata lacag dhan €3,800,000 xilli uu ku xigo tababaraha xulka Brazil ee Tite kaas oo qaata €3,600,000.

Inkasta oo uu ka mid yahay tababarayaasha ugu fiican ee ka qayb galaya koobka adduuka Tababaraha xulka Spain ee Luis Enrique ayaan ka mid ahayn tababarayaasha ugu mushaharka badan.

Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska tababarayaasha iyo mushahaka ay qaataan:

  1. €6,500,000 Hans-Dieter Flick, Germany
  2. €5,800,000 Gareth Southgate, England
  3. €3,800,000 Didier Deschamps, France
  4. €3,600,000 Tite, Brazil
  5. €2,900,000 Louis van Gaal, the Netherlands
  6. €2,900,000 Gerardo Tata Martino
  7. €2,600,000 Lionel Scaloni
  8. €2,400,000 Felix Sanchez Bas, Qatar
  9. €2,250,000 Fernando Santos, Portugal
  10. €1,600,000 Murat Yakin, Switzerland
  11. €1,300,000 Paulo Bento, South Corea
  12. €1,300,000 Graham Arnold, Australia
  13. €1,250,000 Gregg Berhalter, USA
  14. €1,200,000 Roberto Martinez, Belgium
  15. €1,150,000 Kasper Hjulmand, Denmark
  16. €1,150,000 Luis Enrique, Spain
  17. €1,100,000 Herve Renard, Saudi Arabia
  18. €1,050,000 Hajime Moriyasu, Japan
  19. €920,000 Vahid Halilhodi, Morocco (lama garanayo mushaharkiisa)
  20. €860,000 Diego Alonso, Uruguay
  21. €770,000 Gustavo J. Alvaro, Ecuador
  22. €650,000 Dragan Stojkovic, Serbia
  23. €650,000 Carlos Queiroz, Iran
  24. €550,000 Zlatko Dali, Croatia
  25. €500,000 Czesław Michniewicz, Poland
  26. €480,000 John Herdman, Canada
  27. €400,000 Otto Addo, Ghana
  28. €380,000 Rob Page, Wales
  29. €350,000 Luis F. Suarez, Costa Rica
  30. €340,000 Rigobert Song, Cameroon
  31. €310,000 Aliou Cisse, Senegal
  32. €130,000 Jalel Kadri, Tunisia

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*