TAARIIKH:Mohamed Salah Oo Taariikh Ka Sameeyay Premier League.

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed salah ayaa Sameeyay Taariikh Cajiib ah kadib markii uu gool ka dhaliyay kulanka haatan socda ee chelsea kana tirsan premier League.

Garoonka Anfield ayaa marti galinaya kulanka waxana goolka furitaanka kooxda Liverpool u dhaliyay Mohamed Salah.

Salah ayaa gool u badalay rikoodhe loo dhigay kooxdiisa Daqiiqadii 28-aad ee qaybta hore ee ciyaarta.

Kadib goolka Salah ayaa taariikh ka sameeyay premier League isaga oo isku qoray buuga taariikhda tartanka.

Salah ayaa dhaliyay goolkiisii 162-aad ee premier League tan ilaa markii uu ciyaaray kulankiisii ugu horeeyay.

Salah ayaa noqday xiddigii 9-aad ee ugu goolasha badan taariikhda horyaalka premier Legaue.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga