Supercomputer Oo Saadaaliyay Sida Ay Noqon Doonto Shaxda Xulka England Ee Kulanka Ugu Horeeya Koobka Adduunka.

Supercomputer ayaa saadaaliyay sida ay noqon doonto shaxda ugu horaysa ee uu xulka England kaga hor tagi doonaan xulka Iran.

Xulka England ayaa bilaaban doona koobka adduunka 21 bisha November ee soo socota iyaga oo la ciyaari doona xulka Iran.

Xulka ayaa haysta xiddigo badan oo fiican oo heer caalami ah kuwaas oo xulka ku hogaamin kara ku guulaysiga koobka adduunka.

Xiddigo fiican oo Tayo leh ayaa ka mid ah xiddigaha xulka England u matali doona koobka adduunka.

Hadaba halka hoose kaga bogo shaxda uu Supercomputer saadaaliyay in uu xulka England kaga hor tagi doono xulka Iran.

England have been predicted to line up in a 5-2-3 formation

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*