Spain Vs England: Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Labada Xul Oo La Soo Saaray.

Waxa la isku diyaarinayaa in la ciyaaro kulanka kama dambaysta ah ee Euro 2024.

Xulalka Spain iyo England ayaa isaga hor iman doona kulanka adag ee Final-ka tartanka Euro 2024.

Shabakada Goal ayaa soo saartay shaxda isku dhafka ah ee labada xul ka hor kulankooda Axada.

Xulka Spain ayaa la odhan karaa midka ugu fiican ee tartankii la ciyaaray mudada bisha ah.

Inkasta oo uu soo bandhigay qaab ciyaareed aan loo bogin hadana xulka England ayaa iska xaadiriyay Final-ka Euro 2024.

Xulka Spain ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan ku leh iyaga oo ku leh 7 xiddig halka xulka England shaxda ku leedahay 4 xiddig.

Spain Vs England

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga