Sida Ay Noqon Karto Shaxda Tababare Enzo Maresca Kadib Markii Loo Magacaabay Badalka Pochetino

Kooxda Chelsea ayaa yeelatay Tababare cusub iyada Oo magacawday Maresca.

Enzo Maresca ayaa noqon Doona Badalka Pochetino isaga Oo hogaamin doona kooxda Muddo 3 Sano ah.

Chelsea ayaa haysta xiddigo badan Oo cajiib ah iyada Oo kooxdu Lacag badan suuqa galisay xagaagii hore.

Tababare Enzo Maresca ayaa la filayaa in uu haysto Inta badan xiddigaha kooxda haatan jooga.

Hadaba waxa aan Halkan ku Soo bandhigi doona sida ay noqon Karto shaxda Chelsea ee Tababare Maresca.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga