Shaxdii Ugu Xumayd Tartanka Euro 2024 Oo La Soo Saaray.

Waxa la ciyaari doonaa kulankii kama dambaysta ahaa ee Euro 2024 oo ay isaga hor iman doonaan xulalka England iyo Spain.

Tartanka ayay soo ciyaareen xiddigo badan oo kala duwan kuwaas oo u ciyaaray xulal kala duwan.

Wargayska MARCA ayaa soo saaray shaxda ugu xun ee xiddigihii ka qayb galay tartanka Euro 2024.

Shaxda waxa ku jira xiddigo badan oo aan soo bandhigin qaab ciyaareed fiican inkasta oo ay ka mid yihiin xiddigaha ugu magaca weyn qaarada yurub.

Xulalka Serbia iyo Italy ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 2 xiddig.

Xulalka Croatia, Denmarka, Ukrine, Scotland, Hangary, Portugal iyo Belguim ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga