Halka Uu Erling Halaand Kaga Qayb Gali Karo Shaxda Man City Xilli Ciyaareedka Dambe.

Kooxda Man City ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga Erling Haaland kaas oo ay ka dhigtay saxiixeedii ugu horeeyay ee suuqa kala iibsiga xagaaga.

Haaland ayaa awood ku soo kordhin doona weerarka kooxda Man City xilli ciyaareedka dambe kadib markii ay kooxdu ku dhibaatootay dhanka weerarka xilli ciyaareedkan.

Man City ayaan inta badan xilli ciyaareedkan ku ciyaarin weeraryahan toos ah sabab la xidhiidha in ayna haysan xiddig gool dhaliye uu tababaruhu isku halayn karo.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo halka uu Haland ka gali karo shaxda Man City xilli ciyaareedka dambe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*