Shaxda Ugu Qaalisan Premier League Oo La Soo Saaray.

Premier League ayaa ah horyaal ay ka ciyaaraan xiddigo aad u fiican kuwaas oo suuqa kala iibsiga ka jooga qiimo aad u sareeya.

Waxa la soo saaray shaxda ugu qiimaha badan ee horyaalka Premier League xilli lagu jiro wakhti lagu jiro xaalad adag oo dhanka dhaqaalaha ah.

Kooxda Liverpool ayaa ah kooxda xiddigaha ugu badan ku leh shaxda ugu qiimaha badan premier League iyaga oo ku leh 5 xiddig oo qiimo sare ku fadhiya.

Dhanka kale kooxda Man City ayaa dhankeeda 4 xiddig ku leh shaxda ugu qiimaha badan ee horyaalka premier League halka kooxaha Man United iyo Tottenham ku leeyihiin min hal xiddig.

Image

Laacib.net

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*