Shaxda Ugu Fiican Wareegii 8 Dhamaadks Euro 2024 Oo La Soo Saaray.

Waxa la soo afjaray kulamadii wareega 8 dhamaadka tartanka Euro 2024 oo maraya meel xiiso leh.

4 xul ayaa u gudbay wareega xiga halka ay 4 xul oo kale ka hadheen tartanka Euro 2024.

Waxa jira xiddigo badan oo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah kulamadii 8 dhamaadka tartanka euro 2024.

Xulalka Spain Iyo Netherlands ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 3 xiddig.

Xulka England ayaa shaxda ku leh 2 xiddig halka xulalka Portugal, France iyo Turkey shaxda ku leeyihiin min hal xiddig.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga