Shaxda Ugu Fiican Semi-Finl-kii FA Cup-ka Oo La Soo Saaray & Koox Xiddigo Badan Ku Leh.

Arsenal iyo Chelsea ayaa ku dagaallami doona inay qaadaan koobka FA Cupka Wembley bisha soo socota ka dib markii ay si dirqi ah kaga badiyeen Manchester City iyo Manchester United, si ay u xaqiijiyaan booskooda finalka.

Shabkada WhoScored ayaa soo saartay shaxda laga sameeyay Semi-final-ka FA Cup-ka kadib markii ay laba koxoood isugu soo hadheen tartanka xilli ciyaareedkan.

Kooxda Arsenal ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan kadib qaab ciyaareedkii qarniga ee ay ku soo bandhigeen kulankii Man City ay ka reebeen tartanka FA Cup-ka

Kooxda Arsenal ayaa ku leh 7 xiddig laga bilaabo Goolhayaha ilaa weerarka kadib qaab ciayareedkii fiicnaa ee ay ku reebeen kooxda difaacanaysa koobka FA Cup-ka.

Kooxda chelsea ee iska xaadirisay Final-ka tartanka ayaa dhankeeda ku leh 3 xiddig halka ay kooxda Man City kaliya hal xiddig ku leedahay shaxda.

Luiz the star as Arsenal dominate FA Cup Best XI

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*