Shaxda Ugu Fiican Premier League Todbaadkii 5-aad Oo La Soo Saaray.

Waxa xalay Isniintii si Rasmi ah loo soo afjaray todobaadkii 5-aad ee horyaalka prmeier League iyada oo la ciyaaray labadii kulan ee ugu dambeeyay.

Horyaalka preier League ayaa todobaadkan ahaa mid xiiso gaar ah leh iyada oo ay iska hor yimaadeen qaar ka mid ah kooxaha ugu waaweyn horyaalka.

Kooxaha Man City iyo Man City ayaa ah labada kooxood ee guul gaadhay todobaadkan 6-da kooxood ee ugu waaweyn horyaalka premier League.

Kooxaha Liverpool, Tottenham iyo Chelsea ayaa lagu qabtay bar-baro kadib kulamo xiiso leh oo ay ciyaareen todobaadkan horyaalka premier League.

Hadadaba shabakada BBC Sport ayaa soo xulatay shaxda ugu fiican horyaalka premier League todobaadka 5-aad ee horyaalka Premeir League.

Kooxaha reer Manchester ee Man City iyo Man United ayaa shaxda ku leh min 3 xiddig halka kooxda Liverpool u leedahay 2 xiddig.

Kooxaha Tottenham, Everton iyo Chelsea ayaa dhankooda min hal xiddig ku leh shaxda ugu fiican todobaadka horyaalka premier League.

Garth's team of the week: Ederson; Wan-Bissaka, Maguire, Walker; Henderson, Thiago, Fernades, Sterling; Werner, Calvert-Lewin, Kane

Sii Akhriso: Somaliland Oo Go’aan Ka Soo Saartay Dadka Soomaaliya Ka Socdaa Somaliland U Yimaaddaan Ka Qayb-galka Siminaarrada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*