Shaxda Ugu Fiican Ee Laga Sameeyay Xiddigihii Ka Tagay Barcelona Oo La Soo Saaray.

Kooxda Barcelona ayaa ahayd kooxda ugu mashquulka badan suuqii xagaaga iyada oo samaysay saxiixyo badan kuwaas oo ay ku xoojisay kooxda.

Sidoo kale kooxda ayaa iska iibisay xiddigo badan intii lagu jiray suuqii xagaaga ee dhawaan soo xidhmay iyada oo uu Xavi dib u dhis ku wado kooxdiisa.

Xiddigo badan oo ay ka mid yihiin xiddigaha Aubameyang, Alves, Dets iyo xiddigo kale oo kooxda Barcelona ah ayaa isaga tagay kooxda intii lagu jiray suuqii xagaaga.

Kadib markii la soo xiidhay suuqa waxa la soo saaray Shaxda ugu fiican ee laga sameeyay xiddigaha ka tagay kooxda Barcelona inti uu furnaa suuqii xagaaga.

Shaxda laga sameeyay xiddigaha ka tagay Barcelona ayaa noqon kara koox cajiib ah oo u tartami karta koobab hadii hal koox la isugu geeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*