Shaxda Ugu Fiican Ee Laga Sameeyay Xiddigaha Muslim-ka Ah Ee Ka Ciyaara Yurub.

Xiddigaha Muslimiinta ah ee ciyaara kubada cagta ayaa ku sii badanaya horyaalada yurub gaar ahaan kuwa ugu waaweyn ee iyada oo ay ka ciyaaraan xiddigo badan oo haysta diinta Islaam-ka.

Xiddigaha Eden Hazard, Sadio Mane iyo waliba Mohamed Salah ayaa hogaaminaya weerarka shaxda xiddigaha muslimiinta ah ee ka ciyaara yurub.

Sidoo kale waxa ku jira xiddigaha Pogba, Ozil, Kante iyo Mahrez kuwaas oo sidoo kale magac weyn ku yeeshay kubada cagta.

Inkasta oo ay xiddigaha muslimiinta ah ee ka ciyaara horyaalada yurub si aad ah uga badan yihiin kaliya 11 xiddig hadana waxa la soo saaray Shaxda haatan la aaminsanyahay in ay ugu fiican yihiin.

blog_image

3 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*