Shaxda Ugu Fiican Ee Laga Sameeyay Xiddigaha Ka Qayb Qaadan Doona Tartanka European Super League

Xiddigaha Lionel Messi & Cristiano Ronaldo ayaa hogaaminaya Shaxda ugu fiican ee xiddigaha ka ciyaari doona tartanka European Super League ee laga ganaaxi karo koobka adduunka.

12 kooxood oo ka mid ah kooxaha ugu waaweyn yurub ayaa doortay in ay ku midoobaan tartan yurub ah oo aanay jirin ka hadhista uu leeyahay tartamada kale ee la ciyaaro.

Kooxaha ugu waaweyn premeir League ee 6-da ah iyo 6 kooxood oo kale ayaa ku midoobay tartanka oo uu maal galin doono baanka caalamiga ah ee JP Morgan

Kooxaha Real Madrid, Atletico Madrid, Barcelona Inter Milan, Juventus iyo Ac Milan ayaa kula jira 6-da kooxood ee ugu waaweyn premier League.

UEFA iyo FIFA ayaa haatanba xaqiijisay in xiddigaha ka qayb gala tartankaas laa ganaaxi doono koobka adduunka taas oo la macno ah in ay jiraan xiddigo badan oo seegi kara koobka adduunka Qatar 2022 ee soo socda.

Hadaba wargayska The Sun ayaa soo saaray shaxd uu ka sameeyay xiddigaha ka ciyaari doona European Super League ee ganaaxa ku seegi kara koobka adduunka.

This is arguably the best XI of players who as it stands would play in the European Super League

Sii Akhriso: 5 Faa’iido Oo Uu Jacaylka U Leeyahay Naftaada, Waa Kuwo Cajiib Ah, Hadda Samayso Jacayl

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*