Shaxda Rasmiga Ah Man United Vs Burnley: Solskjaer Oo Shax Adag ku Soo Galay.

Tababaraha Kooxda Man United Ole Gunnar Solskjaer ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Burnley kulan ka tirsan horyaalka premeir League kana dhici doona garoonka Old Trafford.

Tababare Solskjaer ayaa kaydka dhigay xiddiga Cavani isaga oo weerarkiisa ku wada bilaabay xiddigaha Greenwood iyo Rashford.

Halka khadka dhexe uu yahay isla xiddigihii u ku soo galay kulankii ugu dambeeyay ee horyaalka premier League.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man United: Henderson, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Shaw, Fred, McTominay, Pogba, Fernandes, Greenwood, Rashford

Kaydka: De Gea, Cavani, Mata, James, Telles, Matic, Williams, Van de Beek, Tuanzebe

Burnley: Peacock-Farrell, Lowton, Tarkowski, Mee, Taylor, Cork, Westwood, Brownhill, Gudmundsson, McNeil, Wood

Kaydka: Norris, Stephens, Rodriguez, Pieters, Bardsley, Vydra, Nartey, Dunne, Richardson

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 4 Su’aal Oo Cajiib Ah Oo Aad Waydiisid Gabadha Hadii Aad Jeceshahay, Waxyaabo Badan Ayay Kuu Kala Cadaynaysaa, Hadda Waydii.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*