Shaxda Rasmiga Ah Ee West Ham Vs Liverpool: Klopp Oo Is Badal Weyn Ku Sameeyay Shaxdiisa.

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda West Ham kulan ka tirsan premier League.

Tababare Kopp ayaa kadyka dhigay xiddiga Firmino halka uu Sadio Mane gabi ahaan seegay kulanka kadib dhaawac soo gaadhay.

Dhanka kale waxa weerarka ku bilowday xiddigaha Shaqiri iyo Origi kuwaas oo isha ku haya in ay ka faa’iidaystaan fursadooda.

Shaxda Rasmiga Ee Kulanka:

West Ham:  Fabianski, Cresswell, Coufal, Dawson, Ogbonna, Soucek, Rice, Fornals, Bowen, Benrahma, Antonio,

Kaydka: Martin, Balbuena, Yarmolenko, Lanzini, Noble, Diop, Fredericks, Johnson, Odubeko.

Liverpool: Alisson, Robertson, Alexander-Arnold, Henderson, Phillips, Milner, Thiago, Wijnaldum, Salah, Shaqiri, Origi.

Kaydka: Adrian, Kelleher, Firmino, Oxlade-Chamberlain, Jones, Minamino, Tsimikas, R Williams, N Williams.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*