Shaxda Rasmiga Ah Ee Tottenham Vs Chelsea: Lampard Oo Shaxda Ku Bilaabay Goolhayihiisa Cusub

Tababarayaasha Kooxah Chelsea iyo Tottenham ee Franka Lampard iyo Jose Mourinho ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka Carabao cup-ka.

Tababare Frank Lampard ayaa kulanka ku soo galay shax adag isaga oo ku bilaabay Goolhayihiisa cusub ee Mendy kaas oo kulankiisii ugu horeeyay kooxda u ciyaari doona kulanka.

Dhanka kale Lampard ayaa kulanka ku soo galay weeraryahanada Timo Werner iyo Giroud.

Tottenham: Lloris; Alderweireld, Dier, Tanganga; Aurier, Gedson, Ndombele, Sissoko, Reguilón; Bergiwjn, Lamela.

Chelsea: Mendy; Azpilicueta, Zouma, Tomori, Chilwell; Jorginho, Kovačić; Hudson-Odoi, Mount, Werner; Giroud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*