Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid Vs Alaves: Zidane Oo Shax La Yaab Leh Ku Soo Galay

Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray Shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Deportivo Alaves kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Waxa shaxda ku soo laabtay daafaca Varane kaas oo dhaawac kaga maqnaa kulankii ugu dambeeyay ee Axadii halka uu daafaca Bidix ka ciyaarayo xiddiga Lucas Vazquez sabab la xidhiidha in uu Cavrajl ka maqan yahay shaxda.

Dhanka kel Eden Hazard ayaa ku bilowday shaxda Real Madrid xilli ay weerarka hogaaminayaan xiddigaha Rodrygo, Benzema iyo Aseniso.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Real Madrid:Courtois; Vazquez, Militao, Varane, Mendey; Modric, Casemiro, Kroos; Asensio, Benzema, Rodrygo.

Kaydka: Areola, Altube, Hazard, Bale, Valverde, Brahim, Isco, Mariano, Vinicius Jr, Hernandez, Maguel Cutirrez.

Alaves: Roberto; Rodrigo Ely, Marin, Laguardia, Navarro; Mendez, Fejsa, Camarasa, Burke; Perez, Joselu

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*