Shaxda Rasmiga Ah Ee PSG Vs Bayern Munich & Chelsea Vs Fc Porto: Xiddigaha Ku Bilowday Shaxda Kulamada Caawa Ee UCL.

Waxa caawa la ciyaari doonaa kulamadii gu dambeeyay ee wareega 8 dhamaadka champions league iyada oo laba kulan dhici doonaanka hor inta aan habeen dambe la soo afjarin wareegan.

Kooxda chelsea ayaa la ciyaari doonta kooxda Fc Porto iyaga oo isha ku haya in ay dhamaystiraan shaqada ay bilaabeen kulankii hore lugta 1-aad iskana xaadiriyaan wareeg xiga.

Dhanka kale kulanka xiisaha leh ayaa ah kulanka dhexmari doona kooxaha PSG iyo Bayern Munich kuwaas oo dhankooda isha sidii ay koox walba dhankeeda ugu soo bixi lahaayeen kulanka.

Shaxda Rasmiga Ah Ee PSG Vs Bayern Munich:

PSG: Keylor Navas, Dagba, Danilo, Kimpembe, Diallo, Gueye, Paredes, Di Maria, Neymar, Draxler, Mbappe

Bayern: Neuer, Pavard, Boateng, Hernandez, Davies, Kimmich, Alaba, Sane, Muller, Coman, Choupo-Moting

Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Porto:

Chelsea: Mendy, Azpilicueta, Thiago Silva, Rudiger; James, Jorginho, Kante, Chilwell, Mount, Havertz, Pulisic

Porto: Marchesin, Manafa, Mbemba, Pepe, Zaidu, Sergio Oliveira, Uribe, Otavio, Grujic, Corona, Marega

Sii Akhriso: 22 Su’aal Oo Keeni Karta In Ay Is Jeclaadaan Laba Qof Oo Aan Aqoon Hore Isku Lahayn, Wax Ka Baro Su’aalahaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*