Shaxda Rasmiga Ah Ee Manchester City vs Real Madrid: ShaxdaAy Zidane & Guardiola Ku Soo Galeen

Tababarayaasha Real Madrid iyo Man City ee Zinedine Zidane iyo Pep Guardiola ayaa soo saaray Shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka adag ee ka dhici doona Etihad kana tirsan lugta 2-aad ee wareega 16-ka champions League.

Tababare Guardiola ayaa weerarkiisa ku bilaabay xiddigaha Sterling iyo Jesus isaga oo u muuqda mid ku ciyaaraya  shaxda 4-4-2.

Dhanka kale Zidane ayaa daafaciisa ku bilaabay xiddigaha Militao oo badalay Ramos iyo Mendy oo badalay Marcelo halka uu weerarka ku bilaabay xiddiga da’yarka ah ee Rodrygo Kaas oo weerarka ku wehelinaya xiddigaha Hazard iyo Benzmea.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man City: Ederson, Walker, Fernandinho (C), Laporte, Cancelo, Rodrigo, Gundogan, De Bruyne, Foden, Sterling, Jesus.

Kaydka: Bravo, Stones, Zinchenko, Bernardo, Mahrez, Otamendi, Garcia, Doyle, Harwood-Bellis, Palmer, Bernabe

Real Madrid: Courtois, Carvajal, Varane, Eder Militao, Mendy, Casemiro, Kroos, Modric, Hazard, Benzema, Rodrygo

Kaydka: Areola, Altube, Nacho, Marcelo, Valverde, Lucas Vazquez, Jovic, Asensio, Brahim, Isco, Vinicius Jr, Hernandez

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*