Shaxda Rasmiga Ah Ee Man Utd vs West Brom: Miyuu Paul Pogba Ku Bilowday Shaxda United.

Tababaraha Kooxda Man United Ole Gunnar Solskjaer ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda West Brom kulan ka dhici doona Old Trafford.

Xiddiga Telles ayaa kulankiisii ugu horeeyay ee premier League ku bilowday halka uu khadka dhexe k bilaabay xiddigaha Matic, Fred,  Mata, Fernandes.

Solskjaer ayaa gabi ahaan liiska kooxda ee kulanka ka reebay xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba kaas oo uu shaki weyn ku jiro mustaqbalkiisa.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man United: De Gea, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Telles, Matic, Fred,  Mata, Fernandes, Martial, Rashford.

Kaydka: Henderson, Tuanzebe, Williams, Van de Beek, McTominay, James, Cavani.

West Brom: Johnstone, Furlong, Ajayi, Bartley, Ivanovic, Townsend, Diangana, Gallagher, Sawyers, Pereira, Grant.

Kaydka: Button, O’Shea, Harper, Krovinovic, Phillips, Robinson, Robson-Kanu.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*