Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Tottenham: Solskjaer Oo Hal Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa.

Tababarayaasha Man United iyo Tottenham ee Ole Gunnar Solskjaer iyo Jose Mourinho ayaa soo saaray shaxda ay isgaa hor iman doonaan kulanka ka dhici doona Old Trafford.

Solskjaer ayaa hal is badal ku sameeyay shaxdii kulankii ugu dambeeyay ee premier League isaga oo kaydka dhigay Lindelof kuna bilaabay badalkiia xiddiga Bailly.

Dhanka kale Jose Mourinho ayaa shaxdiisa ku bilaabay xiddiga Son kaas oo uu shaki ku jiray kulanka halka uu sidoo kale ku bilaabay xiddiga Lamela isaga oo kaydka dhigay Lucas Moura.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man United: De Gea, Wan-Bissaka, Bailly, Maguire, Shaw, Matic, Pogba, Greenwood, Fernandes, Rashford, Martial.

Kaydka: Henderson, Lindelof, Fred, McTominay, Mata, Lingard, Van de Beek.

Totttenham: Lloris, Aurier, Sanchez, Dier, Reguilon, Hojbjerg, Sissoko, Ndombele, Lamela, Son, Kane.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*