
Tababaraha Man United Ole Gunnar Solskjaer ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Southampton kulan ka tirsan premier League kana dhici doona Old Trafford.
Solskjaer ayaa kulankii 5-aad oo xidhiidh ah ku soo galay shax isku mid ah isaga oo aan wax is badal ha ku samayn shax uu haatan isla helay.
xiddiga Da’yarka ah ee Greenwood ayaa isha lagu hayaa in uu sii wado qaab ciyaareedkiisa cajiib ah ee kulamadii ugu dambeeyay.
Shaxda Rasmiga AH Ee Kulanka:
Man United: De Gea, Wan-Bissaka, Shaw, Maguire, Lindelof, Matic, Pogba, Fernandes, Martial, Greenwood, Rashford.
Kaydka: Romero, Bailly, Mata, Pereira, Fred, James, Ighalo, McTominay, Williams.
Southampton: McCarthy, Walker-Peters, Bertrand, Stephens, Bednarek, Romeu, Ward-Prowse, Redmond, Armstrong, Adams, Ings.
Kaydka: Gunn, Vestergaard, Long, Obafemi, Hojbjerg, Smallbone, Vokins, Danso, Ferry.
Sii Akhriso: XASAASI: Taliyaha Ciidamda Xooga Dalka Somalia Oo Qarax Ka Badbaaday .
Be the first to comment