Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Leeds United: Solskjaer Oo 4 Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa.

Tababaraha kooxda Man United Ole Gunnar Solskjaer ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor imanayo kooxda Leeds United kulan ka tirsan horyaalka premier Leageu.

Solskjaer aya 4 is badal ku sameeyay shaxdiisa isaga oo shaxda ku soo celiyay xiddigaha David De Gea, Kaydkana dhigay xiddigaha Greenwood, Telles iyo Paul Pogba.

Sidoo kale Tababaraha ayaa ku bilaabay xiddigaha Daniel james halka ay xiddigaha khadka dhexe ee Fred iyo McTominay ku bilowdeen shaxda United.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man United:De Gea, Wan-Bissaka, Maguire, Lindelof, Shaw, Fred, McTominay, Fernandes, James, Martial, Rashford.

Kaydka: Henderson, Bailly, Pogba, Cavani, Mata, Greenwood, Telles, Matic, Van de Beek.

Leeds United: Meslier, Dallas, Ayling, Cooper, Alioski, Phillips, Raphinha, Rodrigo, Klich, Harrison, Bamford.

Kaydka: Casilla, Poveda, Roberts, Costa, Hernandez, Strujik, Davis, Shackleton, Casey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*