Shaxda Rasmiga AH Ee Man United Vs LASK: Solskjaer Oo Is Badal Weyn Ku Sameeyay Shaxdiisa

Tababaraha Man United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda LASK kulanka lugta 2-aad ee wareega 16-ka tartanka Europa League.

Solskjaer ayaa is badal weyn ku sameeyay shaxdiisa isaga oo nasiyay xiddigaha ugu muhiimasn kooxda marka loo eego in ay haatanba soo bexeen.

Xiddigaha Pogba, Burno, Greenwood, Rashford, Martial iyo waliba xiddigo kale ayaa ka maqan shaxda Rasmiga ah ee kulanka.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man United: Romero, Fosu-Mensah, Bailly, Maguire, Williams, McTominay, Fred, Mata, Lingard, James, Ighalo. LASK: Schlager, Andrade, Trauner, Wiesinger, Renner, Michorl, Ranftl, Balic, Raguz, Frieser.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*