Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Everton: Ole Gunnar Solskjaer Oo Is Badla Ku Sameeyay Shaxdiisa.

Tababaraha Kooxda Man United Ole Gunnar Solskjaer ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Everton kulan premier League ah.

Tababare Solskjaer  ayaa kadyka dhigay xiddigaha Martial & Fred isaga oo ku bilaabay xiddigaha Greenwood iyo Cavani.

Dhanka kale Tababaraha Kooxda Everton ee Ancelotti ayaa weerarkiisa ku bilaabay xiddigaha Richarlison, James, Calvert-Lewin

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man United: De Gea, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Shaw, McTominay, Pogba, Greenwood, Fernandes, Rashford, Cavani

Kaydka: Henderson, Telles, Williams, Matic, Van De Beek, Martial, Fred, James, Tuanzebe

Everton: Olsen, Holgate, Godfrey, Keane, Digne, Doucoure, Gomes, Davies, Richarlison, James, Calvert-Lewin

Subs: Virginia, Nkounkou, Coleman, Delph, Bernard, Iwobi, Mina, Sigurdsson, King.

Sii Akhriso: Waa Maxay Sababta Ay Dumarku U Doorbidaan Ragga Dhaadheer? 3-dan Sabab Ayaa Ka Dambaysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*