Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Chelsea: Solskjaer & Lampard Oo Is Badalo Ku Sameeyay Shaxahooda.

Tababarayaasha Man United iyo Chelsea ee Ole Gunnar Solskjaer iyo Frank Lampard ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka adag ee Semi-finalka FA Cup-ka.

Labada kooxood ayaa u dagaalamaya sidii ay Arsenal uga hor tagi lahaayeen Finalka tartanka kadib markii ay Gunners xalay goosatay tigidhkeeda Finalka FA Cup-ka xilli ciyaareedkan.

Solskjaer ayaa is badal ku sameeyay shaxdiisa isaga oo kaydka dhigay xiddigo muhiim ah oo ay ka mid yihiin Pogba, Greenwood, Martial iyo xiddigo kale.

Dhanka kale Lampard ayaa sidoo kale is badal ku sameeyay shaxdiisa isaga oo kaydka dhigay xiddigaha Abraham, Kepa iyo xiddigo kale.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man United: De Gea, Wan-Bissaka, Lindelof, Bailly, Maguire, Williams, Matić, Fred, Fernandes, James, Rashford

Chelsea: Caballero, James, Rudiger, Zouma, Azpilicueta, Alonso, Kovacic, Jorginho, Mount, Willian, Giroud

Sii Akhriso: DEG-DEG: Nin Hubaysan Oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Magaalada Muqdisho & Dadka Oo Dumar U Badnaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*