Shaxda Rasmiga Ah Ee Man City Vs Liverpool: Labada Tababare Oo Hub Culus Ku Soo Galay Ciyaarta

Tababarayaasha Pep Guardiola & Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda ay iskaga hor imanayaan kulanka ka dhici doona Etihad Staduim kana tirsan horyaalka Premeir League.

Tababare Klopp ayaa ku soo galay sahxdiisa ugu adag ahna shaxdii uu intii badnayd ee xilli ciyaareedkan ku soo ciyaaray.

Dhanka kale Guardiola ayaa ku soo galay shax lama filaan ah isaga oo kaydka dhigay xiddigaha Bernardo, D.Silva, Mahrez.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man City: Ederson, Walker, Garcia, Laporte, Mendy, Rodrigo, Gundogan, De Bruyne (C), Foden, Jesus, Sterling.

Kaydka| Bravo, Stones, Zinchenko, Bernardo, D.Silva, Mahrez, Cancelo, Otamendi, Doyle.

Liverpool: Alisson; Alexander-Arnold, Gomez, Van Dijk, Robertson; Henderson, Fabinho, Wijnaldum; Salah, Firmino, Mane

Kaydka : Adrian, Milner, Keita, Oxlade-Chamberlain, Minamino, Origi, Jones, Elliott, Williams

Sii Akhriso: Baarlamaanka Dalka Gambia Oo Wasiirka Arimaha Dibadda Su’aalo Ka Waydiiyay Qadiyada Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*