Shaxda Rasmiga Ah Ee Man City Vs Liverpool: Ayaa Ku Bilowday Shaxda Kulanka Adag Ee Ka Dhici Doona Etihad.

Tababarayaasha Liverpool Iyo Man City ee Pep Guardiola iyo Jurgen Klopp ayaa soo saaray Shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka adag ee ka dhici doona Etihad.

Tababare Guardiola ayaa shaxdiisa gabi ahaan ka saaray xiddiga Riyad Mahrez isaga oo kaydka dhiga xiddigaha Bernardo, Foden.

Dhanka kale Tababare Klopp ayaa weerarkiisa ku bilaabay 4-ta xiddig ee Jota, Salah, Firmino, Mane Halka uu khadka dhexe ku bilaabay kaliya Henderson iyo Wijnaldum

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man City: Ederson, Walker, Ruben Dias, Laporte, Cancelo, De Bruyne, Rodri, Gundogan, Torres, Sterling, Jesus

Kaydka: Steffen, Stones, Ake, Zinchenko, Bernardo, Foden, Garcia

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Matip, Gomez, Robertson, Henderson, Wijnaldum, Jota, Salah, Firmino, Mane

Kaydka: Adrian, Milner, Keita, Jones, Shaqiri, Origi, Phillips

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*