Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Sheffield United: Alisson Oo Ku Bilowday Shaxda Reds.

Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Sheffield United kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Klopp ayaa shaxdiisa ku bilaabay Goolhaye Alisson Becker kaas oo taam buuxa u noqday in uu ku bilowdo kulanka kadib markii uu ka soo kabasaday dhaawac garabka ah.

Dhanka kale waxa weerarka ku bilowday xiddiga Diogo Jota kaas oo ka garab ciyaaraya xiddigaha Salah, Firmino iyo Mane.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Gomez, Fabinho, Robertson, Henderson, Wijnaldum, Salah, Firmino, Jota, Mane.

Kaydka: Adrian, Milner, Jones, Minamino, Shaqiri, Phillips, Williams.

Sheffield United: Ramsdale, Baldock, Basham, Egan, Ampadu, Stevens, Berge, LundstramOsborn, McBurnie, Brewster.

Kaydka: Verrips, Sharp, Burke, Jagielka, Norwood, McGoldrick, Robinson.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*