Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Leicester City: Ayaa Ku Bilowday Shaxda Kulanka Adag

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Leicester City kulan ka dhici doona Anfield.

Jurgen Klopp ayaa daafaca Midig ku bilaabay xiddiga James Milner halka uu daafaca dhexe ku bilaabay xiddiga Fabinho kaas oo dhaawac ka soo kabsaday.

Dhanka kale xiddigaha Janes Iyo Keita ayaa ku bilowday khadka dhexe ee kooxda Liverpool .

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Liverpool: Alisson, Robertson, Milner, Matip, Fabinho, Keita, Wijnaldum, Jones, Mane, Jota, Firmino.

Kaydka: Adrian, Minamino, Tsimikas, Origi, Phillips, Clarkson, Williams.

Leicester City: Schmeichel, Justin, Fofana, Evans, Fuchs, Mendy, Tielemans, Barnes, Albrighton, Maddison, Vardy.

Kaydka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*