Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Arsenal: Labada Tababare Oo Shaxdooda Is Badal Weyn Ku Sameeyay.

Tababarayaasha Liverpool & Arsenal ee Mikel Arteta iyo Jurgen Klopp ayaa soosaaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka Carabao Cup-ka.

Labada tababare ayaa is badal ku sameeyay shaxdii ay isaga hor yimaadeen Isniintii kulankii ka tirsanaa horyaalka premier League.

Arteta ayaa shaxdiisa ku sameeyay is badal isaga oo ku bilaabay xiddigaha Cedric, Holding, Gabriel, Kolasinac, Ceballos, Willock, Pepe, Nketiah, Saka taas oo la macno ah in uu shaxdii kulankii Isniintii kaga reebay xiddigaha Leno iyo Ceballos.

Dhanka kale Jurgen Klopp ayaa kaliya Van Dijk iyo Salah ku reebay shaxdiisii kulankii Isniintii uu ku garaacay Liverpool.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Liverpool: Adrian, Neco Williams, Rhys Williams, Van Dijk, Milner, Grujic, Jones, Wilson, Minamino, Jota, Salah.

Kaydka: Kelleher, Fabinho, Wijnaldum, Gomez, Robertson, Origi, Elliott.

Arsenal: Leno, Cedric, Holding, Gabriel, Kolasinac, Ceballos, Willock, Xhaka, Pepe, Nketiah, Saka.

Kaydka: Runarsson, Luiz, Tierney, Elneny, Maitland-Niles, Nelson, Lacazette.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*