Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Ac Milan, Inter Vs Real Madrid Iyo Man City Vs Leipzig.

Waxa la ciyaari doonaa kulamo xiiso leh oo champions League xilli ciyaareedkan iyada oo la ciyaari doono kulamo waaweyn oo tartanka.

Kooxda Liverpool ayaa marti galin doonta kooxda Ac Milan kulan xiiso leh oo ka dhici doona Anfield iyada oo labada kooxood isha ku hayaan guulo kulanka.

Dhanka kale Inter Milan ayaa marti galin doonta kooxda Real Madrid kulan ka dhici doona San Siro iyada oo labada kooxood isha ku hayaan guul dhankooda.

Ugu dambayn kooxda Man City ayaa la ciyaari doonta kooxda RB Leipzig Kulan ay Barcelona bilaaban doonto u dagaalanka koobka champions League.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Liverpool Vs Ac Milan

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Gomez, Matip, Robertson, Fabinho, Keita, Henderson, Salah, Origi, Jota.

Kaydka: Adrian, Kelleher, Van Dijk, Konate, Thiago, Milner, Mane, Oxlade-Chamberlain, Jones, Minamino, Tsimikas, Phillips.

Ac Milan: Maignan, Calabria, Kjaer, Tomori, Hernandez, Bennacer, Kessie, Saelemaekers, Diaz, Leao, Rebic.

Kaydka: Tatarusanu, Jungdal, Ballo, Tonali, Giroud, Romagnoli, Kalulu, Florenzi, Maldini, Gabbia.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Inter Milan Vs Real Madrid:

Inter Milan: ?

Real Madrid: Courtois, Carvajal, Militao, Alaba, Nacho, Casemiro, Modric, Valverde, Vinicius, Benzema, Lucas Vazquez.

Shaxda Rasmiga Ah Ee RB Leizpzig Vs Man City:

Man City: Ederson, Cancelo, Dias, Aké, Zinchenko, Rodri, Silva, De Bruyne, Mahrez, Torres, Grealish.

Kaydka: Carson, Slicker, Walker, Sterling, Gundogan, Jesus, Fernandinho, Foden, Palmer, Lavia.

Leipzig: Gulácsi, Mukiele, Klostermann, Orban, Angeliño, Laimer, Adams, Nkunku, Olmo, Forsberg, Silva.

Sii Akhriso: Waa maxay heerka ugu sarreeya ee jacaylka?

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*