Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Kaga Hor Tagayso Napoli: Klopp Oo Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Napoli kulan ka tirsan champions league.

Klopp ayaa is badal ku sameeyay sahxdiisa isaga oo weerarka ku blaabay xiddiga Firmino isla markaas kaydka dhigay xiddiga Nunez halka khadka dhexe uu ku bilaabay xiddigaha Fabinho, Milner iyo Elliot.

Dhinac kale kaydka Liverpool ayaa noqday mid aad u xoogan iyada oo ay ka soo muuqdeen xiddigo badan oo ay ka mid yihiin Thiago, Jota, Nunez, Arthur iyo Matip.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Liverpool: Alisson; Trent Alexander-Arnold, Gomez, Van Dijk, Robertson; Fabinho, Milner, Elliott; Diaz, Salah, Firmino.

Kaydka: Adrian, Davies, Thiago, Jota, Tsimiskas, Nunez, Arthur, Matip, Bajcetic, Philippes