Shaxda Rasmiga Ah Ee Leeds Vs Arsenal:Mikel Arteta Oo Weerarka Ka Ciyaarsiinaya Kabtankiisa Aubameyang

Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono Leeds United kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Mikel Arteta ayaa ugu dambayn weerarka tooska ah ku bilaabay kabtankiisa Aubameyang isaga oo kaydka dhigay xiddiga Lacazette.

Sidoo kale Arteta ayaa shaxdiisa ku bilaabay xiddigaha Willian, Pepe halka uu ku bilaabay xiddiga Ceballos halka uuna gabi ahaan shaxda ku jirin xiddiga David Luiz

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Leeds: Meslier, Ayling, Koch, Cooper, Dallas, Phillips, Alioski, Raphinha, Klich, Harrison, Bamford

Kaydka: Casilla, Poveda, Roberts, Costa, Rodrigo, Struijk, Davis

Arsenal: Leno, Holding, Gabriel, Tierney, Bellerin, Xhaka, Willock, Ceballos, Willian, Pepe, Aubameyang

Kaydka: Runarsson, Saka, Lacazette, Maitland-Niles, Mustafi, Nelson, Nketiah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*