Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka West Ham Vs Chelsea: Shax Sidee Ah Ayuu Lampard Ku Soo Galay Kulanka?

Tababaraha kooxda chelsea ee Frank Lampard ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda West Ham kulan ka dhici doona garoonka London Stadium.

Frank Lampard ayaa shaxdiisa ku bilaabay Tammy Abraham kadib markii uu kaydka ku bilowday kulamadii ugu dambeeyay ee premier League.

Laakiin waxa wali kaydka fadhiya xiddiga Jorginho kaas oo aan wali wax kulan ah ku bilaaban tan ilaa dib u bilaabistii xili ciyaareedka.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

West Ham: Fabianski, Fredericks, Ogbonna, Diop, Cresswell, Soucek, Rice, Bowen, Fornals, Lanzini, Antonio.

Kaydka: Randolph, Balbuena, Yarmolenko, Anderson, Wilshere, Ajeti, Silva, Lewis, Johnson.

Chelsea: Arrizabalaga; Azpilicueta, Christensen, Rudiger, Alonso; Barkley, Kovacic, Kante, Willian, Abraham, Pulisic.

Kaydka: Caballero, Jorginho, Loftus-Cheek, Zouma, Giroud, Mount, Hudson-Odoi, James, Gilmour.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*